aruuxban ruux u jeclaysiyo
dookhi dad kala reeb
raba aan u rarine
rasyana allaa garan

waxa aniga ila roon
raga kaad midigtaa
kala rogaya maalkiyo
rasmaaliyiinta

rug itaa la joogto
raari weyn ku geeyo
raaxana kugu aroosa

Exit mobile version