ciidiyo aduunkkoo idil
cudoonay kumaa n arag
cid kaloon kula soo simi karo
dacar weeye caashaqu
lama ciilo ruuxaad
calafkiisa noqotee
waa cibaaro kalinimaduye
calmashadii naftaydaay
qalbigaan kuu cugan adi
ciirsi la,aan ku noolee
nacab yuu na kala diline
calool xumada iga daa
cakuye ku calmaday inanyahy
raga lama canaadoo
ciqaab looma quudhoo
waxa lagu ciseeyaa
caadadiyo dhaqanki
la inagu canqarin jiray
waa cibaaro kalinimaduye
calmashadii naftaydaay
qalbigaan kuu cugan adi
ciirsi la,aan ku noolee

Exit mobile version