jacayl igama guuroo
iimana garaabee
hadba meel aangarnaynin
ila goobayaayoo
ii gacma haadshaa
ma anaa godobta kaa galay
ee aanan garanayn
wuxuu igu galaayee
gudigii jacaylkoow
idinkaa garsooree
arinteenan gala oo
noo kala garqaaadaa

kaa goobay guuyaal
geesahayga kaa dayay
gacalooy daraadaa
i guhaadi caashaqu
ii diiday gama,ii
adna iima garatide
gacaliyo xigaalkee
hoostaad iiga guuxda
gudigii jacaylkoow
idinkaa garsooree
arinteenan gala oo
noo kala garqaaadaa

Exit mobile version