sida waqalka da,
ama wabi biyo leh
wacantaan indhaha
kula weecan jiray
ee waalid iyo
cid i waanisiyo
uuga go,ay walaal
waayadan ma arag
warna uma hayee
wacataan jeclaa
wacadkii haday
sidaan ugu walwalo
iila wadi lahayd
waran igu socday
iga weecin lahayd
mise jira wakhtigu
labada isku wacan
ma wanaajiyee
waynoow alloow
anigiyo wacan
awlaad noo dhashiyo
waynoow noogu waar

wax la,aanta iyo
waayaha aduun
waligii nafluhu
kuma waarayee
ka wanaagsanyo
kaan waxba haysan
waynaa ogee
wagarey ma arag
ma wax kalaa helee
wacataan jeclaa
wadnahayga iyo
waaxyahayga taba
ka war qabi lahayd
waran igu socday
iga weecin lahayd
mise jira wakhtigu
labada isku wacan
ma wanaajiyee
waynoow alloow
anigiyo wacan
awlaad noo dhashiyo
waynoow noogu waar

Exit mobile version