sidad ii rabtaan
ana kuu sigtoo
sawirkaaga bilan
sanadkoo xuskiyo
sadrigayga yaal

sibaan kuu tabo
seedaha itan
sariban ku qoro
magacaaga sugan
isagoo saddexan

dhaaxa sanado
isugeynayoo
sadaashiyo wakhtiga
isku keen sinme
isku keeyo hoo
iskugtee is keen

sadriga iyo wadnaha
adaa salaan dhigtoo
saableyda iyo dhiiga
saaqayo iga saaqayo
dhuuxa ii susumay

sikinkii kastaba
iyo saacadii dhaxdaba
soo taga iyo sawirkaaga bilan
sawirkaaga bilan
dadku sahansadaa

Exit mobile version