dugsiyow xalbaa tahayo
xulad noo baxayow
xidig ifayoo kasbayoo
xikmad iyo dhugasho loo
dhusha le baa tahayoo
hadan maan dhayaay
xalbaa tahayoo
xaiir qurux loo dhameeyo
xurmo qaaliya huwanoo
xilkaso garash le baa tahayoo
adiga xaq dhowr leh
adigaa xushmad badan leh

dadba gaaridaan xigsadaay
xidigtii bogtaydaa tahayoo
xasid iyo nmaad noqon
nacab ala dhaqan iyo maad tirin
xeer xujadii baa tahayoo

qaali nafta ku xidhayee
adba geesigaan xushayoo
xaqiiq baadi baa tahayoo
xidig iyo maad falin beer
xalal dhaladaad tahayoo
xiska laaba kugu qoree

xubi dooraba ihayoo eeha
xinjiraha dhiiga qaadayo eeha
xubnahayga waad hanitdoo eeha
xiise beermaya iyo reen
reen ratigu kugu xeeriyo
xaajo culudsbaa iahayoo
xakamaha nafta diidayo eeha
xukunkayga waa kasbatoo eeha
jaceyl iyo xaalad iyo go
ayaan kugu xigsadaye
afku nashaaduu xiseey ilowlee
hoobalow lee heele
nafta oodeey hilowle
iixulo sidii gurta oo hilowle
hoobalo heele
iixaqdhowr sidii
saysoo sidirigam
xasiliya qudha utahee
sidirigam qoys xalaala ila taag
hilowlee

afku salaaxa xusayee
hilowle hoobalow heele
xiska hay kaaga dayree
hilowle hoobalow heele
hiigso sidii maro oo
hilowle hoobalow heele
xigtana siii ixaloo sidirigam
xasiliye qudha utahee
sidirigam qoys xalaale sidirigam

Exit mobile version