Mid uun baa qalbiga
ka Maqnaaninoo
ku dhex maaxaate Eeh

Kama maarmayoo Ooh
markii aan arkana
meel Un Bey I Go’dee

Moog iyo Jaceyl
moog iyo Jaceyl
waa Maxay?
waa Macaan Amba
waa Qaraar
kolba Waa Siduu
kugu Soo Maree

waa magac Cudur
ka ugu xumee
dadka muuqiis
mamoodee Sidanee
ma Maleya Ooh
maxa Lagu Daweeya?

Ma hartada dhibta
iyo murugadan qaba
iga muuqatee
dadku ii maleyn
inaan ahay maraan
leygu Maadsadee

Moog Iyo jaceyl
moog Iyo jaceyl
waa Maxay?
waa Macaan amba
waa Qaraar
kolba waa siduu
kugu soo maree
waa magac cudur
ka ugu xumee
dadka muuqiis
mamoodee sidanee
ma maleya ooh
maxa lagu daweeya?

Exit mobile version