VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Ahaw mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Najmo nashaad
Ahaw

Waxaad tahay darjadayda
Dusha sare aan ku gaadhay
Waxaad ii tahay dugsiiya
Rajada kaliyeen daneeyo

Waxaad tahay doonistayda
Hankaa kugu diirsanaaya
Waxaad tahay daawadayda
Naftaa kugu doogsanaysa

Waxaad tahay darjadayda
Dusha sare aan ku gaadhay
Waxaad ii tahay dugsiiya
Rajada kaliyeen daneeyo

Waxaad tahay doonistayda
Hankaa kugu diirsanaaya
Waxaad tahay daawadayda
Naftaa kugu doogsanaysa

Wadnahaa farxadaada doona
Ka dayra adna muragadiisa
Damiir jecel dabaaaldageeda
Rumee adna dalabyadiisa

Indhahaa jecel daymadaada
Noo noqo gudcur dama nalkiisa
Dubaaq raba sheekadaadee
Qof ku deeq samo hiilintaadee

Ahoow damacayga guusha
Ahoow dumar taan ku faano
Ahoow mida ii dadaasha
Ogoow aniga tahay daryeela
Qofaan dunidaba ka eegto

Ahoow dahab ii hilaaca
Ahoow damal ii hadheeya
Ahoow dugsi aan ku raysto
Ogoow inaa tahay dabiiba
Qofaan dunidaba ka eegto

Dareenkiyo wada jirkeena
Dulqaad badan xeerintaada
Irnaan wacan kaabidaadaa
Cidbaanan ku doorsanayn

Waxaa tahay doog dugsiiya
Dictoor dhaya boodahayga
Adaa dahriya bogayga
Ooman qura i deeqa

Dareenkiyo wada jirkeena
Dulqaad badan xeerintaada
Irnaan wacan kaabidaadaa
Cidbaanan ku doorsanayn

Waxaa tahay dooq
dugsiiya
Dictoor dhaya boodahayga
Adaa dahriya bogayga
Oo uuman qura i deeqa

Dareenkiyo wada jirkeena
Dulqaad badan xeerintaada
Irnaan wacan kaabidaadaa
Cidbaanan ku doorsanayn

Waxaa tahay dooq dugsiiya
Dictoor dhaya boodahayga
Adaa dahriya bogayga
Oo uuman qura i deeqa

Xis aan dayn karin xuskaaga
Hadeer ku daagaali maayee
Hoy anaan dumar kula simayn
Qod daacadahoo i daryeela

Dabuubtiyo weeraheena
Ku daabac xasuusta maanta
Duruus weeye jacaylee
Buurabdii waan ka waayee

Ahoow damacayga guusha
Ahoow dumar taan ku faano
Ahoow mida ii dadaasha
Ogoow aniga tahay daryeela
Qofaan dunidaba ka eegto

Ahoow dahab ii hilaaca
Ahoow damal ii hadheeya
Ahoow dugsi aan ku raysto
Ogoow inaa tahay dabiiba
Qofaan dunidaba ka eegto

Ahoow damacayga guusha
Ahoow damal ii hadheeya
Ahoow mida ii dadaasha
Ogoow inaa tahay dabiiba
Qofaan dunidaba ka eegto

codkii Najmo nashaad, Saalax sanaag