Qofbaan tabayaa ii nool
Waxaan taagaya xasuus
Tusmaan qorayaa kalgacal
Qofbaan tabayaa ii nool
Waxaan taagaya xasuus
Tusmaan qorayaa kalgacal

Waxaan ka tiraa ilmada
Indhaha tiigsada qof maqan
Dareen la takooraybaan
Intaa la tacaalayaa
Dareen la takooraybaan
Intaa la tacaalayaa

Waxaan ka tiraa ilmada
Indhaha tiigsada qof maqan
Dareen la takooraybaan
Intaa la tacaalayaa
Dareen la takooraybaan
Intaa la tacaalayaa

Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali
Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali tabali

Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali
Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali tabali

Wakhtigii tacadigaan lahaa
Doraad way iga kaa tagtee
Hadeer nolol taaxo gali
Wakhtigii tacadigaan lahaa
Doraad way iga kaa tagtee
Hadeer nolol taaxo gali

Waxaan tuhmayaa jacayl
Maalamaha tacabkiisii lumay
Mudaan u tashiilayee
Ayaanu tabin xubigu
Mudaan u tashiilayee
Ayaanu tabin xubigu

Waxaan tuhmayaa jacayl
Maalamaha tacabkiisii lumay
Mudaan u tashiilayee
Ayaanu tabin xubigu
Mudaan u tashiilayee
Ayaanu tabin xubigu

Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali
Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali tabali

Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali
Naftaydan qaado talo
Haday tagtay yeelkadeed
Mar uun tasho oo ka samir
Taa u tabali tabali

Exit mobile version