1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
farxadu waa qaaliyoo
qofkastaa kuma siin karee
waxaan qirayaa inaan
ado qudha kaa helee
halkii ii ahayad qabyada
qofkii ii dhamastiree
kor ii qaadee hadana
nolosha qaybaha uwayn
wax badan iigala qabtaay
inaan buug kaa qoraa
qalinka u sitaa hadeer
dadkana baro qiimahaa
qof baad aniga igala wayntee
waxaan ku qorshaynayaa
inaad ku lahaato qayb
dastuurkoo laguugu qeexo
nasteexooy laguugu qeexo
xubnaha jidhka qaaligaa
ada uugu qoran mid midoo
qudhayda iyo taaduna
midbeey isku yihiin qudhee
dareemo is qaatayoo
qalbiga ka talaalmay baa
dhexdeena ka qaayiboo
waxana qoslaa anuu
markaad qaali farax san tahay
adigu markaad ii farax san tahay