Labo weeye aqaalaley
Nolol weey astay
Labo weeye Ayaanle
Ililaha isku beegay
Labo weeye Ayaanle
Ililaha isku beegay
2x
Labadii anbaqaada
Maxamadoow isku uursan
Ee manee is adeeca
Isku waara ahaada
Ee manee is adeeca
Isku waara ahaada
2x
Ubadkiinu mid raaga
Aqalkiinu mid khayr leh
Ayaanoo la jeclaystoo
Ilaahay ha ka yeelo
Ayaanoo la jeclaystoo
Ilaahay ha ka yeelo
2x
Laba weeye aroosa
Ifka weeye midoobay
Ugub weeye nasiib leh
Rajo weeye ishaartay
Ugub weeye nasiib leh
Rajo weeye ishaartay
2x
Labadii indhahooda
Maxamedoow isku eegta
Ee manee Isir dhaynin
Is dareema ahaada
Ee manee Isir dhaynin
Is dareema ahaada
2x
Ubadkiinu mid raaga
Aqalkiinu mid khayr leh
Ayaanoo la jeclaystoo
Ilaahay ha ka yeelo
Ayaanoo la jeclaystoo
Ilaahay ha ka yeelo
3x

Exit mobile version