jaceel uurkiyo oofaha jiroo
afka aan ka dhalan oo kuwii umayee isku keenayoo
duunyada dhamaan alalaaska bilan ku agaasimteen noqda
ul iyo diir awlaad san hela x2

muna iyo ilyaas waa aqal galkii loo oon qabee
ku afura kal gacal x2

dareen ubucda iyo baaray wadnaha oo aayar dagay
oo kuwii soo arkee indhaha
unoqdoo ehel iyo asxaab aroos kiinan bilan
ubaxyo ululoo ana eray murtiya uga dhigay amaan x2

ubax caashaq iyo udugii
jaceel waxaad tihiin ilees
is hantoo is helay x2

Exit mobile version