VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Waaya arag mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saalax sanaag
Waaya arag

Mar hadaan wakhtigu
Waayaha ku barin
Waxba kama jiraan
Waxaad soo martoo
Noloshiyo wacdiga
Waayo arag ma tihid

Dharaaruhu waa sidee
Waa wada mushkilad
Warwar badan aduun
Maxaa warar tagoo
Walaal aad jeclayd
Waagii baryaba
Godka lagu wadaa

Weynu mooganee
Geeriyo wadkaa
Cibro iyo waxsheeg
Waano kuugu filan

Bari waxaad cuntiyo
Ha ka webin irsiqa
Wixii weyne qoray
Waxaad haysatuu
Wax ku leeyahee
Ha ku wiirsan ruux
Wey uu hadhsadey

Is weydaarka dhaca
Beribuu waxnaan
Adaa waayi kara
Wey isadaa fakhriga
La wareegi kara
La wareegi kara

Waligaa ha nicin
Ha nicin ha nicin
Ha weydiin abaal
Ruuxa kugu warwara
U weynee qalbiga
Jacaylkana oodiyo
Ha u noqon wax saar

codkii Saalax sanaag