Dookh iyo Galgacal
Baa idaah daahshoo

Igu kaa diroo
Kuma dayn karoo
Waan ku doonayaa

Danta iyo Jacayl
Kala durugsanoo
Duunyo xaal noqay
iyo Doolar lacag

Allah deeq baxshee
Naa ii damqoo
ii diir naxooo
Dawadeeda noqo

Ama diiday  i dhahoo
ii deeriyooo
Wacadkeena dumi
Nafta aan kugu daree

Taariikhda Waa door. mana dunto
Ma dugoogdo oo
Aayha danbe iyo
Dib xasuuso oo

Caashaqa daryeel
Arimada ka daran
Daruur meertiyo
Ogoow waa darsiyee

Allah deeq baxshee
Naa ii damqoo
ii diir naxooo
Dawadeeda noqo

Ama diiday  i dhahoo
ii deeriyooo
Wacadkeena dumi
Nafta aan kugu daree

Exit mobile version