VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Heeleey hibiloow - Lyrics

heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2 qof tuur tunkaa oogu taalee tabtoo useexahaayee malasoo tusee x2 naag teeda uyeel taako soo haysee malay tilmaamaayee x2 heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2 talo suuban tiir waayee talaabsadaa turaaan turee aan ku tiigsadee x2 tawaab kayga ha iitoosiyaa layiraa taqwa iyo towfiiqee x2 heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2 rag kii tashto oon tiirinee oo tabaabusheeste waayee aan tacbanaynee x2 loo tartiibiya lee taag looga helaa tibil naag matuuraysee x2 heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2
Queue is empty
-- / --