VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Heeleey hibiloow mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saalim Saciid Saalim
Heeleey hibiloow

heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2

qof tuur tunkaa oogu taalee tabtoo useexahaayee malasoo tusee x2

naag teeda uyeel taako soo haysee malay tilmaamaayee x2

heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2

talo suuban tiir waayee talaabsadaa turaaan turee aan ku tiigsadee x2

tawaab kayga ha iitoosiyaa layiraa taqwa iyo towfiiqee x2

heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2

rag kii tashto oon tiirinee oo tabaabusheeste waayee aan tacbanaynee x2

loo tartiibiya lee taag looga helaa tibil naag matuuraysee x2

heeleey hibiloow hooy hooy heelay tumow mataqaan waala tuug tuugaa waala tuugaa x2

codkii Saalim Saciid Saalim