Intro

Gubtayee garaad xum aay
ila soo galeenee
Gabartii gacloodayaa
Gardaree ugaysteenee

Goole oo na gaarjoogaa
Lagu soo ganbadeee
Waa gadeenee waa gadeenee
Ganiyaalaa gudoonsadeenee

Ma guuleestee giblilkiisa
Ninkuu uguhaadin
Mana loo garaabaayee

Gurxantayda gur iyo midagaay
ay ka soo gooyeenee
Waa gariirtay gabigooda
Geeri ay ka dooratee

Goof aad ugabiib ahoo
Gu! ku soo da’inee
ugudbiyeeneee
Meelaay ugudbooneen

Ma guuleestee giblilkiisa
Ninkuu uguhaadin
Mana loo garaabaayee

Exit mobile version