1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
mohamed yaa mohamed yaa
magan alle na hayee mohamed
fasiix buu aha nabiga
fahma weyn la siiyo
faxalbuu aha ridaa
eebe fadilayoo
furqaan buu ahaa
kitaabkii loo fasaxaye
allow fadligiisa
barakiyo khayr nasiiye
mohamed yaa mohamed yaa
magan alle na hayee mohamed
allahay qaadirbaa
qiimo gaara siiyo
qiyaas wax u eeg
ma jiro quruxii rasuulka
qofkii inkiraa qarunuunka
cadaabta galayee
qofkii caashaqa
qabowga janada qudhqudhiye
maalinta kulaylka badan
naga kafaalo qaade
mohamed yaa mohamed yaa
magan alle na hayee mohamed
adaan mustafow
qabriga marti
kuugu nahaye
adaan mustafow
cadaab naga kaa danaye
adaan mustafow
qalbiga noo maydhi karaye
margaankadiyo
makhluuq kaama maarme
mohamed yaa mohamed yaa
magan alle na hayee mohamed
sadkaaga inaan noqdo
sortaayadaada cuna ee
subaxdiiyo saqdhexe
kugu saliyaa
salaatula calayka ya muxamed
wa alika wa asxaabika ya muxamed
mohamed yaa mohamed yaa
magan alle na hayee mohamed
ogow imaamkii anbiyasho
asal weeyo anwarba laga abure
akhyaar waayo illahyaba amaano
allow noo ge xabiibko
oonku noo qaba ee
mohamed yaa mohamed yaa
magan alle na hayee mohamed
jamaal weeyo
xaqbaa looso jideeyo
jibriil ba wado
jawaabtii illah yidhiyo
jidhkiisana waa udgoon
lagu jeel baxayoo
allow nala jooji
jaahisan jeclaane
mohamed yaa mohamed yaa
magan alle na hayee mohamed