Qoradii kacadaaban
xiisihii subaxdii
ikeenee qiimaha
jaceylkuna qalbiguu waxyeelaa
waaqayb nasiibkuye
waxa anigalay qoray
ooaan ahayn madax xanuune
qarnigoo labaatana
anigoo qayla dhaan dabaqaahira
qaahira kalgaceyl tagey
qaahira iyahaa iyahaa
ayaa qorsheynkara

NAFTA waxa ku qaaliya
qofkay jeclaatee
wuxuu caashaq kala hayo
sirlamaqarin karaayee
indhuhu quusanmaayaan
waanana maqaataan
qalqalooc kuma qancayaan

qarnigoo labaatana
anigoo qayla dhaan dabaqaahira
qaahira kalgaceyl tagey
qaahira iyahaa iyahaa
ayaa qorsheynkara

Exit mobile version