xaal xaakim kaygiyaa kumaqanee xirigiisa haynee xigaal kaygiyow xaal xakim kaygaa kumaqanee xigaal kaygiyow xigaal kaygiyow

xumaanta xoornee xaqa aan udoodnee xaasidaa xaraam ku mutee xaasidaa

xamar caday xeeb teedaan u xiisayee u xiisayee xaruntaydaan xusuustayee xuduntaydaa ku duugan xamar caday

xikmad aan u xaajoono maantee xisaab taan gafnayaa soo xaleeynee

xujo aan xabaalnee xididkiisa goynee xaasidow aan xariiftanee xaasidoow

xamar caday xeeb teedaan u xiisayee u xiisayee xaruntaydaan xusuustayee xuduntaydaa ku duugan xamar caday

xornimada maanta waa loo xakaaree aan xushmayno buluugta iyo xidigteediyay

xukun laysku raacay xeer aan ku guurnee xarakaa laysku dhaafayee xarakaa

xamar caday xeeb teedaan u xiisayee u xiisayee xaruntaydaan xusuustayee xuduntaydaa ku duugan xamar caday

Exit mobile version