Yaa kuula jiraayee
Oo kuula jabaayee
Iga joog an waaba
Kaa jeestayee jirso
Meel jinkaaga joog-
Aanee x2

Jimco nuur adoo
Lajiifay jiradiisa ka
Soo joogsan ways-
Ayee x2

Jidka oo jaxiimaa
Waynaa jismigaa ku
Soo jareexmee x2

Jaadkaa mahelee
Jareex kaama rab-
Eeneee jeelow abow
Iila joogee jihadaada
Leen ujeedaayee x2

Yaa kuula jiraayee
Oo kuula jabaayee
Iga joog an waaba
Kaa jeestayee jirso
Meel jinkaaga joog-
Aanee x2

Jalbo iyo jaceelaan
Dhex joogaa adi jele
Waa kuu jinoobee
Joog dheer jamaal
Badnow x2

Joog dheer jamaal
Badnow jaranow
Makaa jeed sahaeye
X2

Yaa kuula jiraayee
Oo kuula jabaayee
Iga joog an waaba
Kaa jeestayee jirso
Meel jinkaaga joog-
Aanee x2

Jaadkaa mahelee
Jareex kaama rab-
Eeneee jeelow abow
Iila joogee jihadaada
Leen ujeedaayee
X2

Jar kabood xunaad
Iila jeeday jabtay
Waad kusii jaahilow
Day x2

Jasaday jaliil kay aa
Kagooyaa dhibta waa
Lagaa jaasihayee x2

Jaadkaa mahelee
Jareex kaama rab-
Eeneee jeelow abow
Iila joogee jihadaada
Leen ujeedaayee x2

Yaa kuula jiraayee
Oo kuula jabaayee
Iga joog an waaba
Kaa jeestayee jirso
Meel jinkaaga joog-
Aanee x2

Jimcadii aan soo
Jahwareeray jelow
Anlee kusoo jamaame
Jacna waa jawaab
Xumee x2

Walee jacda waa
Jawab xunee jibiskaa
Miyuu jeed sahaayee
X2

Yaa kuula jiraayee
Oo kuula jabaayee
Iga joog an waaba
Kaa jeestayee jirso
Meel jinkaaga joog-
Aanee x2

Jaadkaa mahelee
Jareex kaama rab-
Eeneee jeelow abow
Iila joogee jihadaada
Leen ujeedaayee x2

Exit mobile version