inkastoon dhoofoo
dhul shisheeye adoo
dhoolay jaceylkii
wali wuu idhibayaa
dharaartii ma hadhgaloo
habeenkii miyan hurdaa
dhakooloo aduuban
kugu dhadhabayaa
dhaban qurxoonay
waxaan dhaadan lahaa
inagoo reer dhinoo
dhulkii aan ku dhalaniyo
dhagax buur dagnoo
ku dhameyno xajada

anigaba dhiigoow
siduu adi kaa dhigay
ana iidhakeeyooo
wanigaa la dhuubtee
waxaa idhalan rogoo
dhakafaarkan igu riday
jaceylkan is dhaafsanoo
isku dhaashanay waa hore
dhaayaha aragow
waxaan dhadan lahaa
inagoo reer dhisnoo
dhulkii aan ku dha;laniyo
dhagax buur degnoo
ku dhameyno xaajada
dhaban qurxoonay
waxan dhaadan lahaa
iangoo reer dhisnoo
dhulkii aan ku dhalaniyo
dhagax buur degnoo
ku dhameyno xaajada

Exit mobile version