maxaan ku hamiyay naftaada
maxaan ku hirtoo ku hiibshay
maxaan ku haleeli waayey
maxaan narka socod ku seegay
maxaan lurka seexan waayey
maxaad ii iihilin wayday
hayeeshe waan ooyee
amaantaan ala kuuq abiyo
sidaa kuu heelanahay
inaad hibahsada daweyso
hibashada daweyso
maxaa iga kaa hirtaagan

maxaan sida hogol da aysa
maxaan haatif kugu odoroosay
maxaan ku habaabay yayyaa
maxaan hibashada ku doonay
maxaan miyir qaarty muuqe
maxaan hadalkaaga waayey
hayeeshee waan ooyeeee
amaantaan kuu qabo sidan
kuugu heelanaahay
inaad hibashada daweyso
hibashada daweyso
maxaa iga kaa hortaagan

maxaan ku hamiyay naftaada
maxaan ku hhirtoo ku heelshay
maxaan ku haleeli waayey

Exit mobile version