dhulko raysloo ramaadku baxaay
rafiiqa naftee rajada dhalisaay

jacaylku anuu isoo ridiyoo
ragaba adigaan ku raadinaya

hayiga noloshiyo mid reer dhalissay
hobeeya hobeeya hobeeyaay
adaa rucubyahay naftayda ruxoo

adaa roonow naftayda ruxoo
lalala hahaha
halkaa rubadaad rakada dhigatee

raaliyo dumareey naftaa ku rabtee
rafaadka ka dhawr rugtii noloshaay

riyaan ku arkaa waxaan rabaye
rumee qalbigaa xagaaga rabee

Exit mobile version