aduunbaa wax jaadilin
ama dhiibaha jilaal
xiliyadan is dhalan rogay
dhibta kaa ilaashe

dhaxantiyo abaaraha
kaa dhowray hadimo
intaan subag lo ad iyo
ku cabsiiyay dheedo

iyay dhicin intaala
dhugan waayay taydoo
dheel dheelyay awgaa
igu dhaatay ba luul

igu dheerida ma
dhal gaaxday baa tahay
mana soo dhawaatide
ma mid aad u dhalataa

dhido laay ajaawari
ku dul dhararsanahay
dhana kaama aadine

bilawyahayn sidii sii
inta kugu dhaloolyahay
adhexda kuugu duugna
hada dhagaxa soo gurin

ama aan dhulkaba qodo
dhirtaa ii magoosha
dheefna qof lahaydo
dhexda maan ka liicin

Exit mobile version