Bariiso wanaagsan
Dhulkoo barqo roob
Leh ayaynu wanaag
Hilownee x2

Alays baday labo is
Baratoo badhaadho
Haduu mid baadhee
Ha baylihin barasha-
Deenii x2

Bukaanka jacaylka
Jidhkayga ku beer
May hadmaad ka
Bogsiin kuu baylahee
X2

Bad iyo buur iyo banaan
Ba adaan kaa baafinayo
U baahday bariidadadii
X2

Dhaaxan baadigoob
Ka dartaa bus habaara
Harad ugu beer cadaade
X2

Barwaaqiyo beledku
Roob li'i waxaa tahay
Midho bislaadoo
Bidhaan tooda loo
Buseelee x2

Exit mobile version