damac ila anbaday iyo
hadaan dookhu ila lumin
ama doonta caashaqu
i dulsaaray ila dagin
da'daydiyo asaagay
kama dhaafin dacalkoo
cidla kuma dayoobeen
dalaq maan idhaahdeen
dabinada qarsoonoo
sirtu ay ku dadantahay
dareen ila fogaadiyo
hadaan dabinku ila tagin
ama doorka waayuhu
ila doonan ii daran
dumar kale anoon dayin
dadab maan hawaysteen
cidlo kuma diboodeen