kaab deeqa arageedaay
koonkaba ka xiiseeyaay
kal xaadhan kugu sooray
kashadeeqaay waligayba
kasha deeqaay waligayba
ku kashkaashay laabtayda
ku kifaaxay hadalkaaga
kalmidiyo odhaahdaada
kalgaceylka sii qaada
kaab deeqa arageedaay
koonkaba ka xiiseeyaay
cishqigeedii kaga baxay

kunkafiican quruxdaada
kaaha nuura dookhayga
ku koray qalbigayga
kaynanaka xubigaaga
kaligaaba muuqaagu
kordhi jaceylkeena
kaab deeqa arageedaay
koonkaba ka xiiseeyaay
kaaba cishqigeedi kaga baxay
kaab deeqa arageedaay
koonkaba ka xiiseeyaay
cishqigeedii kaga baxay

Exit mobile version