VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dumarka - Lyrics

Muxuu inan dhoolo moodi Nin xumi dhalan rogay nafteeda Mid aan dhaqashoba aqoonin Intuu galay gaari dhawrsan Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey Intuu galay gaari dhawrsan Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey Muxuu inan dhoolo moodi Nin xumi dhalan rogay nafteeda Mid aan dhaqashoba aqoonin Intuu galay gaari dhawrsan Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey Intuu galay gaari dhawrsan Muxuu cidlo kaga dhaqaaqey Muxuu dhalan dhool u gaystey Muxuu ciil badan dhex joojey Muxuu dhalan dhool u gaystey Muxuu ciil badan dhex joojey Muxuu caro dhaawacey Ala dhaawacayeey Muxuu dhalan dhool u gaystey Muxuu ciil badan dhex joojey Muxuu dhalan dhool u gaystey Muxuu ciil badan dhex joojey Muxuu caro dhaawacey Ala dhaawacayeey Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Ninkii dhibayaana waa gun Ragana dhaqankiisa maahee Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhabrkoo ilaasha Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhbarkoo ku sida sida Ku sida dhabarkoo ilaasha Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Ninkii dhibayaana waa gun Ragana dhaqankiisa maahee Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhabrkoo ilaasha Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhbarkoo ku sida sida Ku sida dhabarkoo ilaasha Muxuu helayoo ku dheelay Dhameys dumaroo akhlaaq leh Nin xumi imisuu dhantaaley Ka dhaawacay hoy quluubta Dhigeed inan qiimo dheer Ka dhaawacay hoy quluubta Dhigeed inan qiimo dheer Muxuu helayoo ku dheelay Dhameys dumaroo akhlaaq leh Nin xumi imisuu dhantaaley Ka dhaawacay hoy quluubta Dhigeed inan qiimo dheer Ka dhaawacay hoy quluubta Dhigeed inan qiimo dheer Dhaliilo muxuu u yeelay Dhag xumo iyo iin u raadshey Dhaliilo muxuu u yeelay Dhag xumo iyo iin u raadshey Mid aan miidan Mid aan uba dhalanin ceeb Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Ninkii dhibayaana waa gun Ragana dhaqankiisa maahee Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhabrkoo ilaasha Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhbarkoo ku sida Ku sida dhabarkoo ilaasha Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Dhaadigoo noloshoo dhan weeyaan Dumarku waa dhaayaheena Ninkii dhibayaana waa gun Ragana dhaqankiisa maahee Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhabrkoo ilaasha Haweenka u dhiga dushiina Ku sida dhbarkoo ku sida Ku sida dhabarkoo ilaasha
Queue is empty
-- / --