hami baa igalay iyo
hilowbaan qabaa
xalay baan hurdadaa
ku ha waawiroo
hirad haybd laa ii baaqeysoo
humaa geegiibaa
ihor joogsadeee
hadhsan maayoo
hoy kuumaan nasteen
waxaan haybiyaa
saan u heli lahaa
hibaaq saan uheli lahaa
waa halis jaceyloo
i haleeshayoo
ilaa aan qabsadoo
kama hadhi karee
hanan lagu gartiyoo
haybaday lahayd
haween lama simoo
ma hilmaamayee
hadhsan maayoo
hoy kuma nasteen
waxan haybiyaa
saan uheli lahaa
hibaaq saan uheli lahaa

Exit mobile version