hodan ugoonay aragtidaadan
ashqaraaray ina abtay

hubaax iftiimo
ororyo jooga
markan ku eegaba
iila ekaate
iimanka deeqde
naftaydan uunban
abaal u geyso

adaa ayni dumar
intu yahay ka ilshaaarte
ha iga ildhoobine
agtayda joog

dumar u rooney
oog jacayloo
igu abuurtan
adkaysan waaye

adoo alaylkii
igu lamaano
agtayda jiifa
umaan la tooso
iimanka deeqde
naftaydan uun bal
abaal u geyso

adoo alaylkii
igu lamaano
agtayda jiifa
umaan la tooso
adhexda dheeriyo
wadnaha agtiisa
aqal ku leedahee

adaa ayni dumar
intu yahay ka ilshaaarte
ha iga ildhoobine
agtayda joog

Exit mobile version