neecow udugliyo najaxeey
waxaad tahay ilayskii naftoo
taan naawilayee nuurkayga ahayd
taan naawilayee nuurkayga ahayd

neecow udugliyo najaxeey
waxaad tahay ilayskii naftoo
taan naawilayee nuurkayga ahayd
taan naawilayee nuurkayga ahayd

naqiyo doog nasri EEBOW
halkeedaa nasri EEBE
naftaa ku dagtoo ku dagtoo
oo aan ku nastaa tahayee

naqiyo doog nasri EEBOW
halkeedaa nasri EEBE
naftaa ku dagtoo ku dagtoo
oo aan ku nastaa tahayee

nuugaal baalaheeda oo
nimcadu ay ku hoortayoo
naqu uu is gaadhayoo
nooluhu uu jecelaystaybaad
la jaad tahay najexeey
la jaad tahay najaxxeey
haa la jaad tahay najaxeey
la jaad tahay najaxeey

nuugaal baalaheeda oo
nimcadu ay ku hoortayoo
naqu uu is gaadhayoo
nooluhu uu jecelaystaybaad
la jaad tahay najexeey
la jaad tahay najaxxeey
haa la jaad tahay najaxeey
la jaad tahay najaxeey

niyada faraxbaad u tahay
qalbigaad naxariis u tahay
naruuraad aniga ii tahayee

niyada faraxbaad u tahay
qalbigaad naxariis u tahay
naruuraad aniga ii tahayee

naftuna nafta ay jeclaato
oo huunooy ay jeclaato
qalbigu u nugul u nuguloo
waxaad tahay nuur baxaaya

naftuna nafta ay jeclaato
oo huunooy ay jeclaato
qalbigu u nugul u nuguloo
waxaad tahay nuur baxaaya

nuugaal baalaheeda oo
nimcadu ay ku hoortayoo
naqu uu is gaadhayoo
nooluhu uu jecelaystaybaad
la jaad tahay najexeey
la jaad tahay najaxxeey
haa la jaad tahay najaxeey
la jaad tahay najaxeey

nuugaal baalaheeda oo
nimcadu ay ku hoortayoo
naqu uu is gaadhayoo
nooluhu uu jecelaystaybaad
la jaad tahay najexeey
la jaad tahay najaxxeey
haa la jaad tahay najaxeey
la jaad tahay najaxeey

Exit mobile version