VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Naruurada guusha - Lyrics

niyad deeqa naftaa ogolaatay nabdikaaba nashaad ku dareema ku nastoo naxariis igu suurtey huno naf weeye naftaydu jeclaatey nasri weeye qof weeye nadiifa waa naruuro hankaa ku nagaadey dadka noolna naflaha ifka jooga oo nasiib leh ayaa hela noocan yaa naqastay naruurada guusha yaa nimaadshay intuu nashqadeeyay yaa ku nuurshay nasteexa dareenka yaa nastoo nimco gaadhay sidayda ku niyaystey adaan ku niyaystey nal u daaray wadhan nal u daaray naawileen rajadaan mudo naadshay nolotee adigaa nacfi ii ah nasiyaay nasab kaamilabaad tahay naxariis adigaa kasha nuuja oo naftaad ila maamulisaaye farxadii noloshaay ha nusqaamin
Queue is empty
-- / --