VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Naruurada guusha mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saciid qalinle
Naruurada guusha

niyad deeqa naftaa ogolaatay
nabdikaaba nashaad ku dareema
ku nastoo naxariis igu suurtey
huno naf weeye naftaydu jeclaatey
nasri weeye qof weeye nadiifa
waa naruuro hankaa ku nagaadey
dadka noolna naflaha ifka jooga
oo nasiib leh ayaa hela noocan
yaa naqastay naruurada guusha
yaa nimaadshay intuu nashqadeeyay
yaa ku nuurshay nasteexa dareenka
yaa nastoo nimco gaadhay sidayda
ku niyaystey adaan ku niyaystey
nal u daaray wadhan nal u daaray
naawileen rajadaan mudo naadshay
nolotee adigaa nacfi ii ah
nasiyaay nasab kaamilabaad tahay
naxariis adigaa kasha nuuja
oo naftaad ila maamulisaaye
farxadii noloshaay ha nusqaamin

codkii Saciid qalinle