dawaalihii na hubaal
wada naawilaaye
cosobkiyo daruuruu
dacaladii nageediyo
inruu helay nugal bari

nugul doojiyo da'ay
nimcada iyo barwaaqada
dadku nabad wada yaal

sidii san la waalay
ana nuxurka aragtida
kuu jeclaaye
nasiib ha isju keen simo

naruuradii jacaylkee
halkuu nuursanaye
nataaqada i gaadhiyo
qalbiyadaya nabarada
adiga weeye

inaad naalida tahay
nabsi lama xanbaarte
ha ii jabin nacabka

sidii san la waalay
ana nuxurka aragtida
kuu jeclaaye
nasiib ha isju keen simo

Exit mobile version