VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Saynab - Lyrics

Dhabeel karti miirataay Dhamaystiran saynabeey Dhidibka aan liicayneey Dhibaato aduun ha mudan Dhibaato aduun ha mudaneey Dhabeel karti miirataay Dhamaystiran saynabeey Dhidibka aan liicayneey Dhibaato aduun ha mudan Dhibaato aduun ha mudaneey Haween waad dhaaftayoo Aqoontaad dheertahee Dhabaynta hankaagiyo Rajada abidkaa ha dhigan Haa Rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin Hooy Rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin Haween waad dhaaftayoo Aqoontaad dheertahee Labeenta dhabankaagiyo Rajada abidkaa ha dhigan Haa rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin Hooy Rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin Dhibcaha roobkiyo naqaay Dhul doogliyo qorox iftaay Asluub badan dhawrsaneey Dhigaa ugu sharaf badnow Wayway Dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow Hooy Dhigaa dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow Dhibcaha roobkiyo naqaay Dhul doogliyo qorox iftaay Asluub badan dhawrsaneey Dhigaa ugu sharaf badnow Wayway Dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow Hooy Dhigaa dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow Kun dhaan lagu reeyayeey Tiirarka lagu dhiiradaay Hooyaa caqli kugu dhashee Dhaleeciyo ciil ha arag Haa dhaleeciyo ciil ha arageey Kun dhaan lagu reeyayeey Tiirarka lagu dhiiradaay Hooyaa caqli kugu dhashee Dhaleeciyo ciil ha arag Haa dhaleeciyo ciil ha arageey Miskiina dhawaysataay Martida dhawrtaay kabta Hogaamiye dhiiraneey Dhamayseey qurux ku waar Haa dhamays hoo dhamays dhamayseey qurux ku waar Hoo dhamays haa dhamays dhamayseey qurux ku waar Miskiina dhawaysataay Martida dhawrtaay kabta Hogaamiye dhiiraneey Dhamayseey qurux ku waar Haa dhamays hoo dhamays dhamayseey qurux ku waar Hoo dhamays haa dhamays dhamayseey qurux ku waar Dhibcaha roobkiyo naqaay Dhul doogliyo qorox iftaay Asluub badan dhawrsaneey Dhigaa ugu sharaf badnow Wayway Dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow Hooy Dhigaa dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow Dhibcaha roobkiyo naqaay Dhul doogliyo qorox iftaay Asluub badan dhawrsaneey Dhigaa ugu sharaf badnow Wayway Dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow Hooy Dhigaa dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow
Queue is empty
-- / --