VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Saynab mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo

1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saciid qalinle
Saynab

Dhabeel karti miirataay
Dhamaystiran saynabeey
Dhidibka aan liicayneey
Dhibaato aduun ha mudan
Dhibaato aduun ha mudaneey

Dhabeel karti miirataay
Dhamaystiran saynabeey
Dhidibka aan liicayneey
Dhibaato aduun ha mudan
Dhibaato aduun ha mudaneey

Haween waad dhaaftayoo
Aqoontaad dheertahee
Dhabaynta hankaagiyo
Rajada abidkaa ha dhigan
Haa Rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin
Hooy Rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin

Haween waad dhaaftayoo
Aqoontaad dheertahee
Labeenta dhabankaagiyo
Rajada abidkaa ha dhigan
Haa rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin
Hooy Rajada haa rajada rajada abidkaa ha dhigin

Dhibcaha roobkiyo naqaay
Dhul doogliyo qorox iftaay
Asluub badan dhawrsaneey
Dhigaa ugu sharaf badnow
Wayway Dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow
Hooy Dhigaa dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow

Kun dhaan lagu reeyayeey
Tiirarka lagu dhiiradaay
Hooyaa caqli kugu dhashee
Dhaleeciyo ciil ha arag
Haa dhaleeciyo ciil ha arageey

Kun dhaan lagu reeyayeey
Tiirarka lagu dhiiradaay
Hooyaa caqli kugu dhashee
Dhaleeciyo ciil ha arag
Haa dhaleeciyo ciil ha arageey

Miskiina dhawaysataay
Martida dhawrtaay kabta
Hogaamiye dhiiraneey
Dhamayseey qurux ku waar
Haa dhamays hoo dhamays dhamayseey qurux ku waar
Hoo dhamays haa dhamays dhamayseey qurux ku waar

Miskiina dhawaysataay
Martida dhawrtaay kabta
Hogaamiye dhiiraneey
Dhamayseey qurux ku waar
Haa dhamays hoo dhamays dhamayseey qurux ku waar
Hoo dhamays haa dhamays dhamayseey qurux ku waar

Dhibcaha roobkiyo naqaay
Dhul doogliyo qorox iftaay
Asluub badan dhawrsaneey
Dhigaa ugu sharaf badnow
Wayway Dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow
Hooy Dhigaa dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow

Dhibcaha roobkiyo naqaay
Dhul doogliyo qorox iftaay
Asluub badan dhawrsaneey
Dhigaa ugu sharaf badnow
Wayway Dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow
Hooy Dhigaa dhigaa haa dhigaa dhigaa ugu sharaf badnow

codkii Saciid qalinle