cakuyte qof kaa maqan
meel dheerna kaa jira
adigoon maleynayn
haduu maanka kaa xado
maskaxdiyo laabtana
meel sare ka aadhnoo
midhidhi qudhaa la aantey
murugiyo dhib kaa tahay
ma ogtahay nasiibkiyo
ccalaf lala muquurshee
maxabada dhankiisaa
mad madow haduu galo
habkee looga maarmaa
ma naaxiyee jaceyl
aan macoiino loo hayn
kol haduu ku soo maro
ileen waad ka caagtaa
ana maalmihii tagey
nafsi maan lhaynoo
ooheey naftaa xii
midigtayda kuma jiro
ma ogtahay nasiibkiyo
calaf lala muquursho
mad madow haduu galo
sidii looga maarmaa
habkee looga maarmaa

Exit mobile version