fogee xumaheenoo farxada ila qaybso
ku faalo jidhkayga
fahanoo qalbigayga dareen igu foogan
bogayga fadhiistay dhankaaga ka fiiri
jacaylka ku faafay ku faalalay laabta
ha moodin fudayde ahaw furihiisa
filkeed ugu roonay fariimaha caashaq
furuu dhig quluubta
waxaad tahay fiican fariid inan gobeeda
falooba casaana fiyoorahan hoo bal

Exit mobile version