VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Igu xurmee kartidayda - Lyrics

aduunyadu xil malahaoo xiliba dhan bay jirtaayoo xaaji shalay dhanaabaa maanta xoolo haysane xiskayga adigaa hantiyoo xabadka bartankiisa xornimoo ka xayaadhaa xornimo ka xayaadhaa hawraarta xardhanee sida xidigaha ifaysa yartaan uxurmeeyay adoon mala igu doorsanayn igu xurmee kartidaydoo xanaanee caashaqeena xusuustii barashadaadiyo xishoodkii gobonimaa qalbiga xiise galiyoo xurmaad heedhe madantahee intaan nool xuural cayn xulashadii naftaydaa adaa xilo kuu niyoodee adaan xilo kuu niyoodee hawraarta xar dhanee sida xidigaha ifaysa yartaan uxurmeeyaay adoon male igu doorsanayn igu xurmee kartidayda xanaanee caashaqeena
Queue is empty
-- / --