VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Igu xurmee kartidayda mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Saciid Taariikh
Igu xurmee kartidayda

aduunyadu xil malahaoo
xiliba dhan bay jirtaayoo
xaaji shalay dhanaabaa
maanta xoolo haysane
xiskayga adigaa hantiyoo
xabadka bartankiisa
xornimoo ka xayaadhaa
xornimo ka xayaadhaa
hawraarta xardhanee
sida xidigaha ifaysa
yartaan uxurmeeyay
adoon mala igu doorsanayn
igu xurmee kartidaydoo
xanaanee caashaqeena

xusuustii barashadaadiyo
xishoodkii gobonimaa
qalbiga xiise galiyoo
xurmaad heedhe madantahee
intaan nool xuural cayn
xulashadii naftaydaa
adaa xilo kuu niyoodee
adaan xilo kuu niyoodee
hawraarta xar dhanee
sida xidigaha ifaysa
yartaan uxurmeeyaay
adoon male igu doorsanayn
igu xurmee kartidayda
xanaanee caashaqeena

codkii Saciid Taariikh