ogow inanyahay ogoow
naftaa ku ilaashatoo
aragaaga uun ku ildoogsatee
kaa ahaan waydayee
anigaba runtii waan ku aminoo
intan nool adaan kaa eegtayee
miyaad ii ogey sacid ii ogeyn
erey lagu farxiyoo waad istahishaa
amaan aan la koobine ila dhowr axdiga
indhaha deeqin aaboow
aarkii ragoo loo soo ordiyoo
asal baad tahee abid noo arami
asal baad tahee abid noo arami

amba amar ilaah adaan ku arwaxayoo
edeb iyo xishood igu deeqdayee
aayar ii imow aayar ii imoow
abaalka jeer jeer ma ilaawayoo
aynigay adaan kaa eegtayoo
iidhiib gacmahaa iidhiib walaal
erey lagu farxiyo waad istaahisha
ila dhowr ila dhowr axdigaa
aarkii ragoo loo soo ordiyoo
asal baad tahee abid noo arimi
asal baad tahee abid noo arimi

Exit mobile version