xikmad iyo aqoon
qurux iyo xishood
xasil iyo dadaal
xaawaley tuuu
xaakin siiyayee
xubigaagiibaa
xooeystayoo
xiskayiibad dagtee
unoqo xabiib
xalkastana ogow
qalbigaa xushaa
haw qodin xabaal
xumaatana ha badin
xujo iyo mid aan
xuf iyo hilaac
xaqir iyo isfiir
lagu xuman ayuu
xaakin kaa dhigayoo
mar arag naftaa
kalgacal ku saabsatoo
xiskaya dagtayee
unoqoo xabiib
markastana qabo
qalbigad xushaa
haw qodin xabaal
xumantana ha badin

Exit mobile version