nAfyahay xakamee qalbigaa
niyada xadhig wayn ku xidho
xurmee aadmiga dhamaan
xalkana waliga dhamee
midaad xulateeed rabtana
xigtada ehelkeeda sharaf
markaad xidhatoo hantido
xornimo aqalkeeda gee
xumaan yaykuu fahmine
xin iyo xiiseba ka dhowr
xushmee waligaa qadari
xubiga qurux kula wadaag

nafyahay xaasidkii kunacee
xaliyo xumaha kula jecel
xogtaada adoon ufurin
xantuun uqaboo aayar aamu
midkii xalan kuu goglana
xariir bedelkeed ufidi
beertaad xasil beerataa
xalaal lagu moddsadaaa
xumaan yay kuu fahmine
xin iyo xiiseba ka dhowr
xushmee waligaa qadari
xubiga qurux kula wadaag
xumaan yay kuu fahmine
xin iyo xiiseba ka dhowr
xushmee waligaa qadari
xubiga qurux kula wadaag

Exit mobile version