Waxaan ahay maalqabeen
Nin nooliyo maal lahoo
Intaad aduunka yee

Adigoon isku kay muqurin
Dhibtii aan haleelayoo
Haasaawaha dadab galin

Malaha talo meel dhignoon
Jacayl wada maamulnee
Malaha talo meel dhignoon
Jacayl wada maamulnee
Maad itidhi marxabiyo gudoon
Maad itidhi marxabiyo gudoon
Maad itidhi marxabiyo gudoon
Maad itidhi marxabiyo gudoon

Danyaro markaan kuu bandhigo
Mashruucaaga kuu helee
Intuu ku gagabin lahaa

Aadmigu kukumaan lahaa
Adaa maalin iyo habeen
Fariintaa qorqoree

Malaha talo meel dhignoon
Jacayl wada maamulnee
Malaha talo meel dhignoon
Jacayl wada maamulnee
Maad itidhi marxabiyo gudoon
Maad itidhi marxabiyo gudoon
Maad itidhi marxabiyo gudoon
Maad itidhi marxabiyo gudoon

Exit mobile version