Waan dhintaa
Waan dheelmadaa
Dhaayahaygaan
Kaa jeclaa

Waan dhaqaaqay
Hadaad i rido
Dhaban islaanbaan
Soo duwaa

Ayaan wanaagsan
Wehel isiiya
Walaalayaal

Ayaan wanaagsan
Wehel isiiya
Walaalayaal
Ax wey walaalayaal

Waan bogsadee
Waanan maqlaa
Bilicsaneey
Wadnahay arkee

Anuu wanaageeda wadee
Metalaanbay igu wadaa
Anuu wanaageeda wadee
Metalaanbay igu wadaa

Ayaan wanaagsan
Wehel isiiya
Walaalayaal

Ayaan wanaagsan
Wehel isiiya
Walaalayaal
Ax wey walaalayaal

Waana la diiday
Warkiisuu wataa
Dhinaca waalidkuu
Wanaagsanyahee

Ayaa nabkiyo
Wax iga dhinaa
Naftaydii waal
Iyo wadawdayee

Ayaan wanaagsan
Wehel isiiya
Walaalayaal

Ayaan wanaagsan
Wehel isiiya
Walaalayaal
Ax wey walaalayaal

Exit mobile version