Cudur weeye cashaqu
Culimada aduunkiyo
Cilmi baaristaa dhigay
X2

Siduu calanka iisudhay
Farxad kuma cawenino
Nabad kuma cashenine
X2

Labada is calooshaday
Hadaan ciid lakala galin
Casiis ha isku geeyee
Mcne calaf ha isku keen
Simo x2

Carfi iyo udgoonow igu
Curay jacaylkaan mudo
Kugu canaadee x2

Isagoo cartamayoo
Ciiro isku qariyooo
Cududaha ijabiyee
X2

Labada is calooshaday
Hadaan ciid lakala galin
Casiis ha isku geeyee
Mcne calaf ha isku keen
Simo x2

Exit mobile version