VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Xerodiid - Lyrics

isagoon xanuun xididada jidhkiyo anba dagin xiskaba xalaybaan dartaa xifaal naftani xasuusti qalbiga lagu xoomiyoo xiligii kastaba xayaabada kalgacal ha igu xoomisee anoon ku xumayn haka bixin xadkoo xera diid ha noqon in kastoo xastigu xal soo jiriyo ibtiliyo xin yahaye yay helin xogtaa kuwa kala xaniba labadii xilqaad is xurmeeya nolol aan sida xubnaha isu xiga tirada jacaylka u xusnee
Queue is empty
-- / --