1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane
isagoon xanuun xididada jidhkiyo anba dagin
xiskaba
xalaybaan dartaa xifaal naftani xasuusti qalbiga
lagu xoomiyoo
xiligii kastaba xayaabada kalgacal ha igu xoomisee
anoon ku xumayn haka bixin xadkoo xera diid
ha noqon
in kastoo xastigu xal soo jiriyo ibtiliyo xin yahaye
yay helin xogtaa kuwa kala xaniba labadii xilqaad
is xurmeeya nolol
aan sida xubnaha isu xiga tirada jacaylka u xusnee