Hees aroos mashxarad zadaam sky
Aarwaxan kalkacal alalaas mashxarad farxadan aroos
Isku dhiiba ubax
Oori iyo saygeed abid wada jiroo
Is anfaca noqdoo
Umadu ku faraxdoo
Idin wada ducaynee
Mustafiyo khadraay
Ubad khayrle kala hela
Noqda ul iyo diirkeed
Noqda ul iyo diirkeed
Amarkii alliyo
Axdi iyo
Kalkacal isku aaminyo
Ayaanbaa kulmee
Nolol aaya wacan
Aqal daah qurxoon
Ayaankiin hesheen
Rabibaa aqbalay
Idin wada ducaynee
Mustafiyo khadraay
Ubad khayrle kala hela
Aamin aamin ducadaa
Idiin wada ducaynee
Mustafiyo khadraay
Ubad khayrle kala hela

Exit mobile version